Abiy Ahmed oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Trump

Itoobiya ayaa si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Maraykanka oo ahaa in Masar ay burburin karto biya-xireenka ay Itoobiya ka dhistay wabiga Nile. Madaxweyne Trump ayaa weriyayaasha Aqalka Cad waxa uu ugu sheegay “Waa xaalad aad u halis badan sababtoo ah Masar sidaas ugama samri karto arrinta.” “Ugu dambayntii biyo-xireenkaas way burburin … Continue reading Abiy Ahmed oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Trump